Guddi dhowaan lagu hor dhaariyey Farmaajo oo talaabadii ugu horeysay qaaday (Sawiro)

Guddiga Madaxa Bannaan ee La Dagaallanka Musuqmaasuqa oo dhawaan lagu hor dhaariyay Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta dhaxdooda iska doortay Guddoomiye. Xilka 1aad ee guddoomiyaha oo ay u tartamayeen ilaa saddax Mudane ayaa waxaa codadkii loo qaaday ku guuleystay Abuukaate Maxamed Xuseen Xaamud oo helay shan cod. Jagada Guddoomiye ku xigeenka Guddiga ayaa … Continue reading Guddi dhowaan lagu hor dhaariyey Farmaajo oo talaabadii ugu horeysay qaaday (Sawiro)